Use APKPure App
Get Soomaali Bible old version APK for Android
Soomaali Neues Testament
Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa da dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii Waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu wachsey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo hatte ich jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida Waxaa Ka Mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro Waxaa lagu daray sharaxaada hoose.
Das somalische zeitgenössische Neue Testament (vollständige Bibel in Entwicklung) übersetzt die Bedeutung der Texte in der Originalsprache und ist leicht zu lesen und zu verstehen. Die Zielgruppe sind einheimische Somalier in ganz Ostafrika und der Diaspora. Alle Gruppen werden in der Lage sein, den zentralen Dialekt und die allgemein akzeptierte Rechtschreibung zu verstehen, die in dieser Bibel verwendet werden. Diese Übersetzung ist in erster Linie als Andachts- und Aufklärungstext gedacht, der sich sowohl an Christen als auch an Nichtchristen richtet und für somalische Jugendliche geeignet ist. Die Übersetzer nutzten die NIV als Grundlage ihrer Arbeit und bezogen sich häufig auf die hebräischen und griechischen Texte, um die Bedeutung zu klären. Die Übersetzung enthält Bucheinführungen und verwendet begrenzte Fußnoten, um wichtige antike kulturelle Praktiken zu erläutern. Alle zweifelhaften Verse sind in Fußnoten aufgeführt.
Last updated on Aug 13, 2024
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Erforderliche Android-Version
5.0
Kategorie
Bericht
Soomaali Bible
1.1 by Biblica, Inc.
Aug 13, 2024