下载 APKPure App
可在安卓获取Soomaali Bible的历史版本
苏玛利新约
Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo。 Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta。 Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska 啊。 Turjumaadaan ugu horeyntii Waaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo badka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba、kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed。 Turjumaanadu Waxey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha。 Turjumida Waaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay。 Dhamaan aayadaha shaki ka jiro Waxaa lagu daray sharaxaada hoose。
索马里当代新约(全本圣经正在开发中)翻译了原文的含义,易于阅读和理解。目标受众是整个东非的索马里本土人和侨民。所有团体都能够理解本圣经中使用的中心方言和普遍接受的拼字法。该译本主要是作为灵修和外展文本,适用于基督徒和非基督徒,并适合索马里青年。译者使用 NIV 作为其工作的基础,并经常参考希伯来语和希腊语文本来澄清含义。译文包括书籍介绍,并使用有限的脚注来解释重要的古代文化习俗。所有有疑问的经文都包含在脚注中。
Last updated on 2024年08月13日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Soomaali Bible
1.1 by Biblica, Inc.
2024年08月13日