Dalab Online

Shopping App

2.2.2 przez Dalab ICT
Jun 1, 2024 Stare wersje

O Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Online, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karta, kuna iibin karta wosk kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

Ka xuloDalab Online:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa.

✓ Fursad aad ku iibsan karto wosk kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Kluczowe cechy:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha jarmuż ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa iść, aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, portfel premier, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online czy goobaha jarmuż ee wosk iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada io macluumaadka alaabta.

Do połączenia-:-:

E-mail: support@dalabonline.com

numer telefonu: +252 61 2597175

Konta w mediach społecznościowych :-

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Co nowego w najnowszej wersji 2.2.2

Last updated on Jul 5, 2024
A few bags fixed

Dodatkowe informacje APLIKACJA

Ostatnia Wersja

2.2.2

Przesłane przez

Clayton Malumbres

Wymaga Androida

Android 5.0+

Available on

Raport

Oznacz jako nieodpowiednie

Pokaż więcej

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Pobierz

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Pobierz

Dalab Online Alternatywa

Zdobądź wiecej z Dalab ICT

Odkryć