Dalab Online

Shopping App

2.2.2 par Dalab ICT
Jun 1, 2024 Anciennes versions

À propos de Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Online, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab ah en ligne. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

Ka xuloDalab en ligne :

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa .

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Principales caractéristiques:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go, aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier portefeuille, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha chou frisé ee cire iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka Keeistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa keepis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Pour contacter-:-:

Courriel : support@dalabonline.com

numéro de téléphone : +252 61 2597175

Comptes de médias sociaux :-

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Quoi de neuf dans la dernière version 2.2.2

Last updated on Jul 5, 2024
A few bags fixed

Informations Application supplémentaires

Dernière version

2.2.2

Telechargé par

Clayton Malumbres

Nécessite Android

Android 5.0+

Available on

Signaler

Signaler comme inapproprié

Voir plus

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Téléchargement

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Téléchargement

Alternative à Dalab Online

Obtenir plus de Dalab ICT

Découvrir