Kullanıcı deneyiminizi geliştirmek için bu web sitesinde çerezleri ve diğer teknolojileri kullanıyoruz.
Bu sayfadaki herhangi bir bağlantıya tıklayarak, Gizlilik Politikamıza ve Çerezler Politikamıza izin vermiş oluyorsunuz.
Tamam, kabul ediyorum Daha fazla bilgi edin

Kaiibso Online Market hakkında

Kaiibso Çevrimiçi ücretsiz çevrimiçi çevrimiçi olarak iadsan kartid badeecootinka kala duwan

HORUDHAC

Kaiibso çevrimiçi pazar Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-ticaret qaybihiisa kala duwan, waxay u dhisan tahay kaab u sahalan macaamilka, sidoo lahana waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaamil la ah kaiibso çevrimiçi pazar.

Kaiibso online pazar wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay kaa ay isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-ticaret ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.

Waxa uu ka kooban yahay appka

*Alışveriş yapmak :

Kaiibso online market alışveriş waxaa ka mid ah: Elektronik, mobilya, sabit iyo kozmetik.

Kaiibso online pazar waxaa ka heli kartaa balmumu walba oo xariir la leh alışveriş.

Kaiibso online pazar waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-artı, E-dahab, E-maal, ana kart

* Makayaaya:

Kaiibso online pazar waxaad ka heli kartaa adeeg ya ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal yasağı kara qaab online ah, sidoo lahana waxay kaiibso online pazar kuu fududayneesaa laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah.

Kaiibso online pazar waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada seyahat acenteleri adigoo si fudud uhili kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay baxayaan goobta ay aada yaan iyo qiimahooda, ka dibna waxaa si sahlan ku iibsan karta aha bilet online.

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso online pazar inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara çevrimiçi ka.

* Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso online pazar sawirada baabuurta, naqashadaha baabuurta, qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

* Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso online pazar waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka, goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

* Hastaneler:

Kaiibso online pazar waxa ay isku xiraysaa macaamiisha iyo hastaneler ka ayada oo u fududayneeso macaamiisha adeeg yada ay bixiyaan hastaneler ka.

Sidoo lahana mumay si fudud ku iibsan karaan numaraları ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab çevrimiçi ah.

** Ujeedada guud:

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda ay hayaan ganacsatada ku xiran kaiibso çevrimiçi pazar.

• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina aad u diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.

• Inaad wax ka iibsan kartid marwalba

En son sürümde yeni olan 9.0

Last updated on Jan 25, 2020

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Çeviri Yükleniyor...

Ek UYGULAMA Bilgileri

En Son Sürüm

Güncelleme Kaiibso Online Market İste 9.0

Yükleyen

Øld

Gereken Android sürümü

Android 4.3+

Daha Fazla Göster

Kaiibso Online Market Ekran görüntüleri

Diller
APKPure'a abone olun
En iyi Android oyunlarının ve uygulamalarının ilk sürümüne, haberlerine ve rehberlerine ilk erişen kişi olun.
Hayır, teşekkürler
Üye olmak
Başarıyla abone oldu!
Şimdi APKPure'ye abone oldunuz.
APKPure'a abone olun
En iyi Android oyunlarının ve uygulamalarının ilk sürümüne, haberlerine ve rehberlerine ilk erişen kişi olun.
Hayır, teşekkürler
Üye olmak
Başarı!
Şimdi bültenimize abone oldunuz.