Use APKPure App
Get Sanguni old version APK for Android
Sanguni app waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka
Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida elektronica iyo stationair iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.
Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida vaste telefoon, mobiele telefoons, laptops / desktops, camera, printer, toner, inktpatroon, tv, tas laptop, beveiligingssysteem CCTV, opkomst, deurbeveiliging iwm.
Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.
Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni
Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App Sanguni suurtagal ah, App Sangon Socaadto wax kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku Download gareyso App ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.
Qofka appka sanguni wax kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-commerce Sanguni App / Store)
1. vaste telefoonlijn
2. mobiele telefoons:
een. iPhone
b. Samsung
c. Nokia
d. Ipad ama tabbladen
3. Computer
A. laptops
b. alles in een
c-desktop
4. Printers en toners / inkt
5. Huishoudapparatuur
6. Camera / accessoires
8. Beveiligingssysteem (CCTV)
9. Aanwezigheid
10. Deurbeveiliging
Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:
een. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Elektronische iyo stationaire ay qabaan.
b. Iney u keento hadba wixii cusub.
c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)
Last updated on Dec 30, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Geüpload door
Cleilton Abreu
Android vereist
Android 4.3+
Categorie
Melden
Sanguni
General Trading LLC3 by SOSTEC Technologies
Dec 30, 2020