Soomar


10.0
69.1.1 oleh Somali Online Market
Dec 15, 2024 Versi Lama

Mengenai Soomar

Somali Market Online SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-dagang

HORUDHAC

--------------------

Somali Market Online (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-dagang nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga Iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo, mar waa meel Lelaki kusoo bandhigo Karto adeega aad u heyso bulshada Marna waa suuq aad ka iibsan Karto lilin kasta oo aad u baahato.

Waa Muat-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.

Ganacsatadana wey adalah diiwaangelin karaan ka dib Ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.

 Wuxuu ka koobanyahay

-------------------------------------

 Membeli-belah: -

oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala Duwan sida, Supermarkets, elektronik, Carwooyinka, Alat Tulis, Furniture-kanak, ganti-bahagian Iyo wixii la pertengahan ah waaad Arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-DAHAB, E- MAAL, MASTERCARD, VISA CARD.

 Travel: -

waxaa ka heli kartaa agensi Dhamaan Travel adigoo si fudud u ogaan kara Halka aad u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-DAHAB Iyo E-MAAL, MASTERCARD, VISA CARD.

 Restoran:

 waxaa ka Arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.

 Universiti:

waxaa ku Jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda Iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Fakulti-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Bayaran-ga, Xiliyada uu semisterka bilow yahay Iyo xiliyada uu dhamaanayo.

 Hospital:

waxaa ku Jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doktor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doktor-ka.

 Tv dan Radio: -

wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha Iyo daawadayaasha iney la Socon karaan warbaahinta Progam-yada, sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos Ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.

 Kereta: -

waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, model-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.

 Shirkaddaha isgaarsiinta: -

 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.

Waxaa sidoo kale ka pertengahan ah adeegeenna

 Banks-ka,

 shirkadaha dhismaha,

 Kuwa adeega guud,

 Shirkadaha korantada,

 Kaalimaha shidaalka,

 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA Ugu MUHIIMSAN

-------------------------------------

-inaa dheehan Karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.

-Inaa wici Karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa

-inaa Mesej u Diri Karto.

-inaa ka iibsan Karto

Apa yang baru dalam versi terkini 69.1.1

Last updated on Dec 21, 2024
Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

69.1.1

Dimuat naik oleh

Hussian Hussian

Memerlukan Android

Android 6.0+

Available on

Laporkan

Tandai sebagai tidak sesuai

Tunjukkan Lagi

Soomar Alternatif

Dapatkan lebih banyak daripada Somali Online Market

Cari