We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Tentang Quraan MP3 Af Soomaali

Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Mohamed as.svg (nnkh) wakhti 23 sana ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD o neakhtiguha a 609 CDii 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi saw.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa pulau markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi as.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga saw.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo peace Quraanka ku soo upon him daga wakh .ii uu magaalada madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada ya macobhena-su yao-ayah 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisakoleabta, . Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu batang-galay di kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa love ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu stem galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114th Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Jika kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta there waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Apa yang baru dalam versi terbaru 1.0.0

Last updated on Dec 13, 2023

New Screens Added
New permissions added

Terjemahan Memuat...

Informasi APL tambahan

Versi Terbaru

Permintaan Quraan MP3 Af Soomaali Update 1.0.0

Diunggah oleh

Allord Allord

Perlu Android versi

Android 6.0+

Available on

Mendapatkan Quraan MP3 Af Soomaali di Google Play

Tampilkan Selengkapnya

Quraan MP3 Af Soomaali Tangkapan layar

Bahasa
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Berlangganan dengan sukses!
Anda sekarang berlangganan APKPure.
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Kesuksesan!
Anda sekarang berlangganan buletin kami.