Ducooyinka iyo Adkaarta Kitaab-ka Xisnul Muslim-ka
App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Xisnul Muslimka ،
Waa Application si fudud loo isticmaali karo sidoo kale size ka Appku waa mid aad iyo aad u yar oo aan kaa buuxinayn Mobilkaaga
Fadlan noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga kaldemy Mahadsenid
Alle ha inaga yeelo kuwii ka faa'idaysta Ducooyinka iyo Adkaarta ku jirta Appkan