Usar la aplicación APKPure
Obtener Murti iyo Maahmaahyo versión histórica en Android
Maahmaahyo, tiroley, Googaalaysi, en ka badán 4.500, Xiiso Fudayd Iyo Hanaanba.
Waa barnaamij xiiso badán, Isla markaasna koobaya dhinacyo badán oo ka midaa murti Iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badán oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, Iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan Iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa en mar walba barnaamijka murtiyo Iyo maahmaahyo Cusub aan kusoo kordhino. Fadlan HADII cera aad Cusub nagu Soo KOR dhinaysid, ama fiiro gaaraa leedahay noogu Soo dir CORREO ELECTRÓNICO-ka, hoos xusan kuLast updated on 09/05/2017
Waxaa Lagu soo Kordhigay
* Sheekooyin, Murti iyo Mala'awaalkoodii wata
Presentado por
Saiki Shinda
Requisitos
Android 4.0+
Categoría
Reportar